Muqdisho:Qarax Miino oo kadhacay Isgoyska Ex Control Afgooye

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa ku waramaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in uu ku qarxay halkaas, Gaairgaan waxaa qabtay Ciidamada ammaanka kadib markii uu bacaad galay kooxdii wadateyna ay iskaga baxsdeen goobtii. qaraxaan ayaa gestey Hal dhimasho ah iyo dhaawac aan tiradiisa laxaqiijin.
qarax

qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.