Khasaaro Nafeed oo uu geystay dabkii ka kacay Bakaaraha

dab

Dabka ayaa ka kacay sida la sheegay qeybta suuqa Al-khaliifa ee isla Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada muqdisho waxaana halkaasi ku baaba’ay hanti aad iyo aad u badan.
Dabkaan ayaa sidoo kale uu ku faafay subaxnimadii hore ee saakay qeybta Maacuunta iyo Malabka ee Suuqa Bakaaraha.

Inta la ogyahay Sedex ruux ayaa ku Geeriyootay dabkii Saakay aroortii ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha Oo ay Gubteen Qeybo kamid ah Suuqaasi.
Waxana lagu Guuleystay Daminta Dabkaasi oo aad u xooganaadabdabdab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.