Dhageyso dood adag oo loo qabtay Shariifka, Culusow Iyo Ciilmooge+xog xasaasi ah

Malainta Arbacada ee soo socota oo bishu tahay 8-da Febraayo waxaa la qaban doonaa doorashada madaxweynaha dalka Soomaaliya.

Barnaamijkeenna Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay barnaamijka iyo siyaasadda musharrixiinta u tartmaya madaxweynenimada Soomaaliya, waana kii ugu horreeyey ee saddex barnaamij oo aan ku waraysanayno musharrixinta xilka madaxweynaha intii ana heli karno.

Waxaa qeybtan ka qeyb galaya Shariif Sheekh Axmed, Cabdullaahi Ciilmooge Xersi iyo Maxamed Maxamuud Culusow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.