Dhageyso: Xildhibaankii Puntland Dib Loogu Celiyay Oo Mar Kale Garoowe Lagu Doortay

Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa hadda waxaa lagu soo gabagabeeyey doorashada mid kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ka soo gelaya Puntland gaar ahaan beesha Ugaar Saleebaan.

Kursigaani ayaa waxaa mar kale ku guulaysatay Cabdi Maxamuud Afdhuub, oo horay loosoo celiyey wuxuuna hadda mar kale noqday xildhibaanka ka soo baxay beeshiisa.

Halkaan ka dhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.