DEGDEG DAAWO: DR. Beyle Oo Xaqiijiyay In La Baajiyay Dooddii Musharrixiinta

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya, Guddoomiyaha Guddiga C/rixmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta kula hadlay xarunta baarlamaanka ayaa sheegay in maanta dalka oo dhan ay ka jirtay cilad xagga Internetka ah taasina ay keentay in TVda si toos ah looga daawan waayo Dooda.

https://www.youtube.com/watch?v=TOUAi9cP56o

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.