Sawiro:Dab ka kacay Suuqa Sarifka Garbahaaray oo Qasaaro Gaystay

Dab

Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka kacay dab xoog leh kaas oo qasaaro ugaystay Suuqa Sarifka lacagaha.

Dabkaan oo ahaa mid Xoog badan ayaa qasaaro wayn ugaystay Lacag kabadan 100’000 000 oo shilling Soomali ah.

Dabkaan ayaa waxuu ka kacay Maqaaxi ku taala Suuqa Sarifka magaalada Garbaaray.
DabDabgarboDabgarbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.