Alshabab oo kala Carar ka dhacday kadib duqayn Cirka ah oo loo gaystay

shabab

Wararka ka imaanaya Magaalada Jilib ayaa waxay sheegayaan in KooxdavArgagixisada Shabab kala carar ku dhacay kadib markii Diyaarado dagaal ay Xalay duqeymo ka gaystay degmada Jilib.

Diyaaradaha Dagaalka ee Maraykanaka ay aa Burburiyey saldhigyo ay laahaayeen kooxda Argagixisada Al-Shabaab ay ku leeyihiin degmada Jilib.

Diyaradaha Maraykanka ayaa ducayn u gaystay meel ay kusug naayeen Madaxa Amniyaad Al-Shabaab iyo dagaalamayaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.