TOP DAAWO: Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Baardheere Gaaray.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Mudane AXmed Buule Canjeex ayaa maanta gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka gedo, iyadoo ay tahay Booqasadiisii u horeysay ee uu ku tago degmada qadiimiga ah ee baardhheere tan iyo intii uu noqday Barasaabka Gobolka Gedo.

waxaa Magaalada kuso odaweeyey maamulka Degmada baardheere, qeybaha kala duwanm ee bulsada iyo saraakiil ka tirsan AMISOM.

Hoos ka daawo Muuqaalka so odaweynta Gudoomiyaha 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.