Daawo:Beesha Gedo dagta iyo Maamulka kismaayo oo furmay

Shirkii muda loo balansaa ee ay kuwada hadlayeen beelaha jubbaland gaar ahaan Beesha dagta gobolka Gedo ayaa waxuu ka furmayaa magaalo xeebeedka Kismaayo maalinta arbacada ah 10/02/2016. shirkaan baa marar badan baaqdey qilaaf jira awgeed iyo afgarad la’aan waxaa lafilayaa in shirkaan ay kasoo qayb galaan siyaasiyiin,aqoonyahano,xildhibaano, iyo wasiiro, lamana oga wuxuu ku dhamaan doono.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.