TALIYAHA CIIDAMADA AMISOM OO BOQDAY CEELCADE
Taliyaha ciidamada amisom Maj General Nakibus lakara ayaa boqday Ceelcade si uu indhihiisa ugu arko meesha lagu xasuuqay ciidamada kenya Gen Nakibus ayaa sheegay imaatinkaan waxuu […]
Taliyaha ciidamada amisom Maj General Nakibus lakara ayaa boqday Ceelcade si uu indhihiisa ugu arko meesha lagu xasuuqay ciidamada kenya Gen Nakibus ayaa sheegay imaatinkaan waxuu […]
Maamulka Gobolka Gedo oo beeniyay in uu geeriyooday Guddoomiyah Degaanka Ceelcadde Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buule ayaa beeniyay in Ciidamada Dowladda Kenya ee qeybta […]
Ciimada Kenya ee Ku Sugan Magaalada Ceel Cade ee G, gedo Wax aay Ahyd Markii Werar Lagu Qaday 15 Bishaan Saldhig ay Ku Lahayen Magaldaasi […]
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka soo saareen go’an ku saabsan Madasha […]
Xildhibaan daahir amiin jeesow oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu cambaareeyay dhibaatooyinka shacabka ku nool gobalka gedo ay ugaysteen ciidamada Kenya. […]
Wararka Naga Soo Gaarayo Tulada aluula e u Dhow Magaalada Likoley ee uu Ka Soconayay Dagaal Xogan oo Manta Ka Bilowday Tuladaasi . Ayaa Wax […]
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiiq Cismaan Jawaari ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay xili kulamo kala duwan uu kaga soo qeeb galay dalka Iraaq […]
Taliyaha ciidamada amisom general nakibus lakara ayaa mar kale ku celiyey in howl galka amisom ay ka go,antahay la dagaalanka iyo baabinta xarakada al shabaab […]
Weerarada ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka ee ka howl gala Somalia ayaa labo lab noqotay sanadkii tagay iyadoo gaartay 17 dhimasho ah oo loo gastay […]
Wararka aynu ka heleyno Tuulada Aluula oo hoostagta deegaanka Likooni ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in weli dagaal qaraar uu ka soconayo. Dagaalka […]
Xildhibaan Cabdillaahi Xasan Cascaseey oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa sheegay in shirka wadatashiga Qaran fashilka ku yimid aan cid gaar ah […]
Waxaa weli isfaham waa xoogan uu hareeyay Shirka Madaxda Soomaalida ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho kaas oo looga arrisanayay arrimaha la xiriira Doorashada dalka ee […]
Gudoomiyihii degmada Ceelcade ee gobolka gedo Cabdirashiid qoorleex ayey sakaa ciidamada kenya waxa ay ku dileen Tuulada shiidleey ee isla gobolkaasi gedo. kenya ayaa gudoomiyaha […]
Iyadoo uu jiro hadal dhawan kasoo yeeray Saraakiil kenyan ah oo nuxurkiisu ahaa in Beesha Sade ee degta gobolka labaad ee ugu weyn soomaaliya, ay […]
Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes