Degdeg: Kenya oo goordhaweyd Masuul ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ku dilay Isla Gobolkaasi

Gudoomiyihii degmada Ceelcade ee gobolka gedo Cabdirashiid qoorleex ayey sakaa ciidamada kenya waxa ay ku dileen Tuulada shiidleey ee isla gobolkaasi gedo.

kenya ayaa gudoomiyaha ku eedeyeysay in uu wax ka ogaa weerarkii ciidanka badan looga laayay ee ka dhacay deegaanka ceelcadde iyagoo saaka halkaasi ku dilay.

majirto cid ka ahdashay dilka gudoomiyaha, waxana dilkiisa Warbaahinta u xaqiijiyay afhayeenka ciidamada dowladda ee gobolka Gedo Corneyl aadan xirsi Rufle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.