Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2016

Akhriso: Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Jubaland oo Taliye Boliis oo cusub u Magacowday Degmada Kismaayo.

2nd April 2016 admin 2

Sidda lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ammaanka ee dowladda Jubbaland ayaa lagu sheegay in Korneel Xasan Kheyre Axmed loo magacaabay […]

kismayo

Akhriso: War-murtiyeedkii Laga soo Saaray Shirkii Dhalinyarada ee lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

2nd April 2016 admin 3

waxaa tan iyo 28-kii bishii horre ee Maarso  magaalada Kismaayo ka soconayay  shirweyne qaran oo ay ka qeybgalayaan dhallinyaro laga kala keenay goballada dalka. Haddaba […]

XOG: Xagee marayaan Wadahadalii Garoowe ku dhexmarayay Madaxda Puntland iyo RW Sharmaake.

2nd April 2016 admin 5

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in aan wali wax is afgarad laga gaarin kulamo u socda dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland, kaasoo looga […]

Duqeyn loo geystey deegaan ku dhow Janaale oo lagu diley Amiirkii Shabaab ee Janaale

2nd April 2016 admin 3

Weerar duqeyn ah ayaa lagu qaaday deegaanka Kaaytoy oo ka tirsan gobolka Sh/hoose iyadoo la sheegay in ay duqeyntaas sababtay qasaare isugu jira dhimasho iyo […]

Daawo:Baardheere Munaasabad Abaalmarin lagu gudoonsiinayo arday madaraso

2nd April 2016 admin 7

Waxaa degmada baardheere ee gobolka Gedo ka dhacay munaasabad ardayda madarsada Alfurqaan wax kabarta oo lagu gudooonsiiyey abal marin Kitaab quraan ah intii munaasabadaan socotay […]

Daawo:Madaxwaynaha Ismaaciil Cumar Geele ayaa la kulmay 10 kun oo ah ardayda Jaamacada dalka Jabuuti

2nd April 2016 admin 2

ayadoo ay dhawdahay doorahsda madaxwaynaha dalka Jabuuti ayaa musharax utaagan jagada madaxwaynimo hadana ah maxadawaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa magaalada jabuuti kula kulmay […]

No Image

Daawo:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DFS in Muqdisho aysan lahayn qabiil gaar ah

1st April 2016 admin 11

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliyeed oo shir ku yeeshey magaalada Nairobi ayaa sheegey in Muqdisho aysan lahayn qabiil gaar ah waxayna uGu mahadceliyeey shirkii lagu […]

Daawo:Arday Baratay Caafimaadka Oo Shahaadooyin Lagu Doon Siiyay Caabudwaaq

1st April 2016 admin 5

Waxaa degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud  lagu qabtey xaflad shahaado lagu gudoonsiinayey ardey ka qalin jabisey macadka Caafimaadka Midnimo ardeydaan ayaa u dhaber adeegey wax barashada […]

Daawo:Dadk ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Baladwayne ayaa la gaarsiiyay isbitaalka magaalada

1st April 2016 admin 6

Qarax ka dhacay Masjid ku yaala magaalada Baladwayne ayaa dhaawacii ayaa lageeyey Isbitaalda magalada Baladwayne. qasaarahu gaystey qaraxaas aya ah inta hada la ogyahay inay […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Hawl Gal Ka Dhan Ah Alshabab

1st April 2016 admin 4

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sheegey inay bilowdeen hawgaladii ka dhanka ahaa xarakada Al-Shabaab gobolada dalkana laga sifeeynayo.waxaa kaloo sheegey in wax laga xumaado masaajid kuyaala Baladwayne […]

Warbixin: Qurba Joog, Ganacsato iyo Siyaasiyiin Beesha Sade ah oo Kismaayo ku qulqulaya iyo Hoteladii oo Camiran.

1st April 2016 admin 3

Kadib heshiiskii taariikhiga ahaa ee Magaalada Kismaayo ku dhexmaray Hogaanka Beesha Sade iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed maxamed islaam Madoobe, ayaa waxaa Magaalada Kismaayo laga dareemayaa […]

Daawo:Xildhibaano Gaarey Degmada Doolow oo Sheegay in ujeedka Safarkooda uu yahay u kuurgalidda Abaaraha Kajira Gobolka Gedo.

1st April 2016 admin 3

Waxa degmada Doolow ee gobolka Gedo ku kulmay xildhibaano iyo maamulka degmada Doolow oo kawada hadalay xallada abaareed ee kajirta gobolka Gedo taasoo dhibato xoogan […]

No Image

Daawo:shir Looga hadlay Amniga Puntland oo Kadhacay Magaalada Garoowe.

1st April 2016 admin 3

Shir ay isugu yimaadeen lamaha amniga ee maamul goboleedka Puntland ayaa ka dhacay garoowe iyadoo looga hadlayey xaalada aminiga Puntland iyadoo qarax kadhacay Gaalkacyo oo […]

Daawo: Caws loogu Deeqay Somaliland Xilli ay deegaanadaasi ka Jirto Baahi Cuno iyo Biyo

1st April 2016 admin 3

Dawlad deegaanka Somalida Ethiopia ayaa waxay Somaliland uGu deeqeen Caws. waxaana Somaliland ay jirto baahi wayn oo xaga cuntada iyo biyaha ah dadkuna xoolihii kadhamaadeen […]

Daawo:Xafiiska Garoobada Degmada B/xaawo oo Baaq Kasoo Saarey Abaaraha kajira Gobolka Gedo.

1st April 2016 admin 12

Shir ay isugu yimaadeen degmada Baladxaawo haweenka garoobada ah oo hogaamiso Aamino Farax Bille ayaa waxay kasoo saareen baaq ay u dirayaan hayadaha samafalka iyo […]

Posts pagination

« 1 … 33 34

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes