Daawo: Caws loogu Deeqay Somaliland Xilli ay deegaanadaasi ka Jirto Baahi Cuno iyo Biyo

Dawlad deegaanka Somalida Ethiopia ayaa waxay Somaliland uGu deeqeen Caws. waxaana Somaliland ay jirto baahi wayn oo xaga cuntada iyo biyaha ah dadkuna xoolihii kadhamaadeen ayaa deeq ah caws ay katimid maamulka soomalida Ethiopia, abaar aad uxun aya waxay jirtaa soomaliya dhamaanteed taasoo xoolihi dadkii ka baa be’een waxaana yar gurmada loo soomaynayo dadka wax yeeladu u geystey abaaruhu.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.