Daawo:Xildhibaano Gaarey Degmada Doolow oo Sheegay in ujeedka Safarkooda uu yahay u kuurgalidda Abaaraha Kajira Gobolka Gedo.

Waxa degmada Doolow ee gobolka Gedo ku kulmay xildhibaano iyo maamulka degmada Doolow oo kawada hadalay xallada abaareed ee kajirta gobolka Gedo taasoo dhibato xoogan u keentay dadka iyo duunyada.

Xildhibaanadaan aya kasoo kicitimay Kismaayo waxayna rabeen inay wax ka ogaadaan xalada abaaraha ee ka jira Deegaanada Gobolka Gedo.
Hoos kadaawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.