Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2016

Daawo:Qaabkii Loo Soo Bad Baadiyey Tahriibayaal Bada Shan Casho Sabeynaayey

30th April 2016 admin 2

Ciidamada Naato ayaa soo bad baadiyey tahriibayaal bada sabeynaayey 5 cisho  kuwaas oo doontoodii matoorka ku duqaysay tiradoodana ay ahayd 93 waxaana lakeeneye dekeda boosaaso […]

Top Daawo: Maamulka Jubbaland oo amarro ku soo dul rogay shacabka magaalada Kismaayo + Digniin

30th April 2016 admin 1

https://www.youtube.com/watch?v=Y_LF9YfjDZo

amisom

Dhageyso warbixin: Dagaallo qaraar oo ka dhacay goballada Hiiraan iyo Sh/dhexe

30th April 2016 admin 1

Wararka ka imanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabeellda Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay degaano hor leh ka qabsadeen maleeshiyada ururka […]

Faahfaahin: Shiico taageersan wadaad diimeed oo xoog ku galay aqalka baarlamaanka Ciraaq

30th April 2016 admin 0

Shiico careysan ayaa rabashado ka sameeyay gudaha aqalka baarlamaanka dalka Ciraaq ee magaalada Baqdaad. Taageerayaasha Shiicada ayaa garab xooggan ku leh baarlamaanka dowladda Ciraaq. Muuqaallo […]

Dhageyso RW Cumar ”Qorshaha doorashada 2016 waa muhiimk in la ansixiyo”

30th April 2016 admin 2

Ra’iisulwasaarahaXukuumada Federaalka   oo Maanta hortagay  Barlamaanka  ayaa faahfaahin ka bixiyay  Hanaanka Geedi Socodka Doorashooyinka ee  2016-ka isagoo ka dalbaday mudanayaasha inay ansixiyaan qorshaas. Ra’iiuslwasare Cumar […]

Madaxweynaha Kenya oo amray in laga guuro dhismayaasha ku dhow dhismihii Nairobi ku dumay

30th April 2016 admin 1

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa amray in lasoo xiro milkiilaha dabaqa ku dumay xaafadda Huruma ee magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 7 […]

Dhageyso: Taliyaha booliska Puntland oo dafiray baabuurkii uu lahaa Cameey ee lala goostay

30th April 2016 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Puntland Jeneraal Cabdirisaaq Maxamuud Yusuf(Afgaduud) aytaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe wuxuu ku sheegay in warar been […]

TOP DHAGEYSO: Hoggaamiye Gaas ”Itoobiya waa walaalaheenna”

30th April 2016 admin 4

Hoggaamiyaha maamulka Puntland oo safarro ku marayay dalalka Itoobiya iyo Sacuudiga ayaa dib ugu laabtay gobalka Bari kana warbixiyay ujeeddooyinka safarkiisa. Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli […]

Dhageyso: Khudbadii uu Raisal Wasaare Sharmaake ka jeediyey Baarlamaanka Hortiisa.

30th April 2016 admin 1

Raisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa Maanta hortagay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa khudbad dheer halkaasi ka jeediyey. Sharmaake ayaa […]

Dhageyso: Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sh/Dhexe.

30th April 2016 admin 5

Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayey la wareegeen Ciidamada Dowladda iyo kuwo AMISOM, Deegaanada ay lawareegeen Ciidamada Dowladda Waxaa kamdi ah masaajid Cali Guduud, […]

Maqaal: Waan soo Dhaweynayaa Heshiiska kenya iyo Beesha Sade ay Dhawaan Wada gaareen, W/Q Maxamed Xuseen Dhageey.

30th April 2016 admin 4

Marka hore waxaan salaamayaa Akhristayaasha ku taxan Shabakadda Wararka ee Gedo Times, iyo guud ahaan hawl-wadeenada Mareegtani Caanbaxday, kana shaqeysa soo tabinta dhacdooyinka markaa taagan. […]

Nairobi: Roobab Lixaad leh oo ka da’ay oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac “Daawo”

30th April 2016 admin 2

Telefishanka Kenya ee KTN ayaa sheegay Sabtida maanta ah in dhammaan dad kale oo ku sugnaa dhismaha soo dumay in laga daad gureeyay. Roobabka xooggan […]

Degdeg: RW Sharmaake oo baarlamaanka Horgeeyey Heshiiskii madasha ee Dhawaan Muqdisho lagu gaaray.

30th April 2016 admin 0

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa goordhow baarlamaanka hortagay kaddibna u qeybiyay waraaqado ay ku qoran yihiin heshiiskii madaxda dowladda fedaraalka iyo kuwa […]

XOG: Kulamo Fashil kusoo idlaaday oo Duleedka Baledxaawo ku dhexmaray Masuuliyiinta Gobolka Gedo iyo Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanka.

30th April 2016 admin 0

kulan ilaa shalay galinkii dambe duleedka Degmada Baledxaawo uga socday odayaasha Dhaqanka ee Degmadaasi iyo masuuliyiinta Gobolka gedo ee Magaalada Dibad jooga ka ah iyo […]

Daawo:Jaaliyada SH Hoose ee London oo Boordiiq Usameysey Ayeyadii Iyo Ilmihii Lagu gubay Shalaanbood

30th April 2016 admin 0

jaaliyada Shebeelada Hoose ee London ayaa boroordiiq usameysey ayeeyo iyo caruur lagu gubay shalaanbood iyakoo sheegay inay ahayd geeri naxdin badan aana looo dulqaadan Karin […]

Posts navigation

1 2 … 34 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes