Daawo:Qaabkii Loo Soo Bad Baadiyey Tahriibayaal Bada Shan Casho Sabeynaayey

Ciidamada Naato ayaa soo bad baadiyey tahriibayaal bada sabeynaayey 5 cisho  kuwaas oo doontoodii matoorka ku duqaysay tiradoodana ay ahayd 93 waxaana lakeeneye dekeda boosaaso oo lagu wareejiyey maamulka Boosaaso.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.