Faahfaahin: Shiico taageersan wadaad diimeed oo xoog ku galay aqalka baarlamaanka Ciraaq

Shiico careysan ayaa rabashado ka sameeyay gudaha aqalka baarlamaanka dalka Ciraaq ee magaalada Baqdaad.

Taageerayaasha Shiicada ayaa garab xooggan ku leh baarlamaanka dowladda Ciraaq.

Muuqaallo iyo sawirro laga soo qaaday markii gudaha ay u galeen guriga baarlamaanka ayaa waxaa la arkayay iyagoo raxanraxan u socda oo qeylinaya isla markaana sita astaamo ay leeyihiin sida calankooda.

Taageerayaasha wadaad Diimedka Shiiciga ah Muqtad Sadri ayaa xoog ku galay dhismaha Baarlamanka dalka Dowladda Ciraaq

Gurigga Baarlamanka Ciraq oo ku yaala Qadka cagaaran ayaa waxaa dhacday in xoog eey ku galaan tageerayaasha  wadaadka Sadri kuwaa oo dalbanaya dhismaha Xukuumad cusub oo maalmihii la soo dhaafay laga sugayay Baarlamanka Dalkaasi in uu ku dhawaaqo

Warku waxaa uu intaasi ku darayaa in dadka cabanaya ee gudaha u galay Baarlamanka Ciraq eey ku cayaareen Dhammaan agabkii Yiilay Baarlamanka Ciraq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.