![AMISOM KENYA amisom](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/AMISOM-KENYA.jpg?resize=443%2C249&ssl=1)
Wararka ka imanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabeellda Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay degaano hor leh ka qabsadeen maleeshiyada ururka Al-Shabab. Mas’uuliyinta ayaa sheegay inay la wareegeen hub, rasaas iyo qalab kale oo ciidan. Ilaa 9 tuulo ayey ciidanku qabsadeen maanta iyo xalay.
hoos ka dhagayso warbixinta:
Leave a Reply