Dhageyso RW Cumar ”Qorshaha doorashada 2016 waa muhiimk in la ansixiyo”

Ra’iisulwasaarahaXukuumada Federaalka   oo Maanta hortagay  Barlamaanka  ayaa faahfaahin ka bixiyay  Hanaanka Geedi Socodka Doorashooyinka ee  2016-ka isagoo ka dalbaday mudanayaasha inay ansixiyaan qorshaas.

Ra’iiuslwasare Cumar Cabdirashiid ayaa Barlamaanka waxa uu ka hor aqriyay qodobo ka mid ah Heshiiskii wada tashiga Madasha ee Muqdisho ay ku gaareen Dowlada Federaalka iyo Maamulada dalka.

Cumar CabdiRashiid ayaa  maalin ka dib waxa  uu dib ugu laaban doonaa xaruunta Golaha Shacabka si  xildhibaanadu su’aalo ay ugu waydiiyaan doorashada 2016-ka.

Codka

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.