Dhageyso: Khudbadii uu Raisal Wasaare Sharmaake ka jeediyey Baarlamaanka Hortiisa.

Raisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa Maanta hortagay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa khudbad dheer halkaasi ka jeediyey.

Sharmaake ayaa baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Go’aamadii madasha ka soo baxay, ee dalka logoa qabanaayo hanaan doorasho oo loo dhanyahay ayuu sheegay muhiimada ay arinkaasi leedahay.

Sidoo kale wuxuu sheegay in ay lagama maarmaan noqon doonto inw aqti kordhin la sameeyo, ayu usheegay in baarlamaanka ay arinkaasi ka doodaan, go’aamo cadne kasoo saaraan.

Maalin kadib ayuu Raisal Wasaaraha baarlamaanka hor imaan doonaa halkaas o oay baarlamaanka Go’aan ka gaari doonaan soo jeedintiisa.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.