Dhageyso: Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sh/Dhexe.

Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayey la wareegeen Ciidamada Dowladda iyo kuwo AMISOM,

Deegaanada ay lawareegeen Ciidamada Dowladda Waxaa kamdi ah masaajid Cali Guduud, Nuur Dugle,Geedi Xeer, Tawakal, Towfiiq iyo Qaahira ayaa kamid ah Deegaanada Saaka ay lawareegeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya.

Sidoo kale Deegaano hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayey la wareegeen Ciidamada Dowladda,waxaana Deegaankaasi lagu magaacaabaa Ruun-urgood.

Hoos ka dhageyso Warbixin arintaasi la xiriirta oo uu Jowhar ka Soo Diray Wariye Aadan Xuseen Daa’uud.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.