Daawo:shir Looga hadlay Amniga Puntland oo Kadhacay Magaalada Garoowe.

Shir ay isugu yimaadeen lamaha amniga ee maamul goboleedka Puntland ayaa ka dhacay garoowe iyadoo looga hadlayey xaalada aminiga Puntland iyadoo qarax kadhacay Gaalkacyo oo ku dhintay madaxa maaliyaha gobolka Mudug shirkaan waxa kaSoo qayb galay wasiiro iyo madaxda ciidmada amaanka Puntland.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.