Akhriso: Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Jubaland oo Taliye Boliis oo cusub u Magacowday Degmada Kismaayo.

Sidda lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ammaanka ee dowladda Jubbaland ayaa lagu sheegay in Korneel Xasan Kheyre Axmed loo magacaabay taliyaha booliska degmada Kismaayo.

Sidda lagu sheegay nuqul ka mid ah wareegtada oo la soo gaarsiiyay xafiiska Gedo Times ee Kismaayo ayaa lagu shegay markuu arkay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Jubbalamd baahida loo qabto in la xoojiyo lana dar-dargaliyo hoggaanka ciidanka booliska degmada Kismaayo.

Haddaba taliyaha cusub ee booliska magaalada Kismaayo ayaa lagu filayaa in uu sii xoojiyo ammaanka fiican ee ka jirra Magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta dowladda Jubbaland.

Halkan hoose ka akhriso Wareegtada lagu magacaabay taliyaha booliska Kismaayo.

magacaabid

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.