Daawo:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DFS in Muqdisho aysan lahayn qabiil gaar ah

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliyeed oo shir ku yeeshey magaalada Nairobi ayaa sheegey in Muqdisho aysan lahayn qabiil gaar ah waxayna uGu mahadceliyeey shirkii lagu qabtey Hotel xayat ee lagu diiday in Muqdishu qabiil leeyahay waxay kaloo sheegen xildhibanada Soomaaliyeed inay go’aan kasoo saarayaan maqaamka Muqdisho inta kahoreysana cidna sheegan Karin.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.