Daawo:Madaxwaynaha Ismaaciil Cumar Geele ayaa la kulmay 10 kun oo ah ardayda Jaamacada dalka Jabuuti

ayadoo ay dhawdahay doorahsda madaxwaynaha dalka Jabuuti ayaa musharax utaagan jagada madaxwaynimo hadana ah maxadawaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa magaalada jabuuti kula kulmay ardayda jaamacadaha dalka jabuuti isagoo kala hadlay haduu ku guulaysto doorashada mar kale inuu wax wayn uqaban doono ardayda korna uqaadi doona tayada jaamacadaha dalka Jabuuti.
Ardayda jaamacadaha dalka jabuuti ayaa aad uGu farxay imaatinka Madaxwyanaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.