Daawo:Baardheere Munaasabad Abaalmarin lagu gudoonsiinayo arday madaraso

Waxaa degmada baardheere ee gobolka Gedo ka dhacay munaasabad ardayda madarsada Alfurqaan wax kabarta oo lagu gudooonsiiyey abal marin Kitaab quraan ah intii munaasabadaan socotay ayaa ardayda waxay soo bandhigeed cilmigii ay ka barteen. munaasabadaan waxaa ka qayb galay macalimiinta iyo waaladiinta ardayda iyo masuuliyiinta wax barashada degmada Baardheere.
Hoos kadaawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.