Daawo:Arday Baratay Caafimaadka Oo Shahaadooyin Lagu Doon Siiyay Caabudwaaq

Waxaa degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud  lagu qabtey xaflad shahaado lagu gudoonsiinayey ardey ka qalin jabisey macadka Caafimaadka Midnimo ardeydaan ayaa u dhaber adeegey wax barashada caafimaadka waxaana xafladii uGu mahadceliyey ardayda walidiinta iyo macalimiinta siday waqtigoodii uga faa’ideysteen.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.