Daawo:Dadk ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Baladwayne ayaa la gaarsiiyay isbitaalka magaalada

Qarax ka dhacay Masjid ku yaala magaalada Baladwayne ayaa dhaawacii ayaa lageeyey Isbitaalda magalada Baladwayne. qasaarahu gaystey qaraxaas aya ah inta hada la ogyahay inay tahay labo dhimasho ah iyo 19 dhaawac ah iyadoo isbitaalka guud ee magaalada Baladwayne ay ka jirto daawo la ‘aan ayna jirin hay’ad taakulayso.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.