Daawo:Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Hawl Gal Ka Dhan Ah Alshabab

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sheegey inay bilowdeen hawgaladii ka dhanka ahaa xarakada Al-Shabaab gobolada dalkana laga sifeeynayo.waxaa kaloo sheegey in wax laga xumaado masaajid kuyaala Baladwayne cidii ka dambeyseyna ay yihiin kuwo aad xun wax diinta ka fogna ay tahay,Xasan shiiq waxaa kaloo ka tacsiyey haweeney turkiya oo baro ka ahayd dugsiyada Turkiga ee muqdisho kuyaala aabe turkiyana xaladiisu liidato oo isbitaalada lagu dabiibayo.
Marar badan ayaa madaxda dalka ku dhawaaqaan inay bilowdeen weerarada al-shabab ka dhan ka ah laakiin wax kama soo caano casaadaan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.