Daawo:Xafiiska Garoobada Degmada B/xaawo oo Baaq Kasoo Saarey Abaaraha kajira Gobolka Gedo.

Shir ay isugu yimaadeen degmada Baladxaawo haweenka garoobada ah oo hogaamiso Aamino Farax Bille ayaa waxay kasoo saareen baaq ay u dirayaan hayadaha samafalka iyo qurbo joogta kasoo jeeda gobolka Gedo inay ugurmadaan dadka abaaruhu wax ku yeeleeyeen gobolka Gedo. abaar aad wax uyeeleysey dadkii iyo duunyadii ayaa waxay ka jirtaa soomaliya gaar ahaan gobolka gedo.

Gabdhahaan waxay kaloo codsanayaan in wax loo taro gabdhaha garoobada ah oo aan waxba haysan ayaka iyo ilmahoodaba cid taakulaysana aysan jirin una baahan yihiin in wax loo taro oo la taakuleeyo.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.