Daawo Gudi uu magacaabey Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe

Madaxwyanah maamul goboleed jubaland Axmed Madoobe ayaa magacaabey gudiga abaaraha maamulka Jubbalnd oo hogaaminayaa wasiirka arimaha gudaha Darwiish. gudigaan ayaa saxaafada lahadley waxayna sheegen in y abaarxun kajirto soomaliya gaar ahaana gobolka Gedo waxayna uGu baaqeen in umada soomaliyeed iyo hayadaha samafalka dadka u gurmadaan madaama xaaladu ay aad uxun tahay.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.