Daawo:Qasaaruhuu Geeystey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo

Nin qarax isku soo xirey ayaa is qarxiyey saaka barqadii Gaalkacyo waxaa ku dhintey 7 qof oo uu kujiro kii sioo qarxiyey waxaa kaloo ku dhintey qaraxaa Xisaabiyihii wasaarada maaliyada gobolka Mudug  Saciid cali yuusuf iyo dad kaloo shacab ah masuuliyada qaraxaan waxaa sheegtey xarakada Alshabaab,dadkii ku dhaawacmay waxa lagu daaweynayaa Isbitaalka.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.