Daawo:Heestii Galka Caabudwaaq Fanan Cabdiwali Sayidka 2018
Waa hees loo qaaday waqooyiga galgaduud gaar ahaan Caabudwaaq, Balanbale, Dhabad, Bangeele, aad waxaan uGu mahadinaynaa Fanan Cabdiwali Sayidka iyo Deqa shire “Deqa Sonna”
Waa hees loo qaaday waqooyiga galgaduud gaar ahaan Caabudwaaq, Balanbale, Dhabad, Bangeele, aad waxaan uGu mahadinaynaa Fanan Cabdiwali Sayidka iyo Deqa shire “Deqa Sonna”
WAXAA LAGAARAY WAQTIGII XIRIRKA EMIRATES HAKAD LA GALIN LAHAA(suspends diplomatic ralations) Waxaan aragnaa in Xirirka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Dowlada Emirates oo […]
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo uu Madaxwaynaha Soomaliya u xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga u taxaabay […]
Ciidamo aan haybtooda lasheegin ayaa maanta weeraray guriga Cabdi qaydiid ayadoo la ogayn ujeedka ay weerareen Gurigaas, Weerarka kadib Waxaa Shir Jaraa’id Qabtay Sanater Cabdi […]
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya ayaa amray taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Gorod in baaritaan lagu sameeyo cidii ka dambeysay amarka lagu galay laguna […]
Ciidamo Nabad sugida Dowlada Soomaliyeed ayaa gudaha u galay Guriga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Cabdi Qeybdiid, Ciidamada NISA ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey […]
Ugu horayn waxaan u Mahadcelinayaa #Alle (SWC) oo natusay jidka toosan ee nolosha u ah waxtarka, marka xigta Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed qaybahooda kala duwan, gaar […]
Cabdiraxman Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Saxiixay heshiiska lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun oo […]
Warbaahinta dowladda Kenya ayaa baahisay in Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen degaanka IJara oo ka mid ah degaanada dalka Kenya ee ku yaalla gobolka Waqooyi […]
Shirka Guddoonka Golayaasha Sharcidajinta ee Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Baydhabo ayaa la soo gabagabeeyay. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay […]
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay ay howlgallo lagu xaqiijinaayo Ammaanka ay ka socdaan. […]
Warbaahinta Wadanka Kenya ayaa Baahiyay in Labo Muwaadin oo Kenyan ah ay ku dhaawacmeen Duqayn uu Mareeykanku Soomaaliya ka geeystay, kuwaas oo ay sheegeen in […]
Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeelanaya wararka sheegaya in Dowladda Kenya ay darbi ka dhisayso Xadduudda […]
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dalka Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo waliba Xildhibaano kale oo ka […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes