Waxaa Lagaaray Waqtigii Xiririka Emirates Hakad la Galin lahaa

WAXAA LAGAARAY WAQTIGII XIRIRKA EMIRATES HAKAD LA GALIN LAHAA(suspends diplomatic ralations)
Waxaan aragnaa in Xirirka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Dowlada Emirates oo Maalinba Maalinta Ka Dambeeys uu Mugdi Sii Galaayo, Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaaliya Wuxu laba jeer Safar Ku tagay Emirates si Xirirkaasi loo Wanaajiyo nasiib daro Dowlada Emirates Waxaysan wali Ka dabcin Siyaasadeed ahayd in Dowlada Turkiga ay Ka Saarto Soomaaliya.

Hadaba Waxaan aaminsanahay in la Gaaray Waqtigii Dowlada Soomaliya Ay Xiriirkaas gelin ahayd Hakad”) Suspend diplomatic Relations) Xiriirka Marka la geliyo Hakad waxay Fursad u tahay in labada Dal ay kawada hadlaan Xiriirka Si usan Meel xun u gaarin’ Waayo Xirirka Dowlada Emirates hada Ma ahan Mid Soomaliya Dan ugu jirta, Waayo Waxay Si Toos Ah u soo Fara’galineysaa Siyaasad Dowlad madax’banaan oo ay Dalkeeda Wali ku shirineeysaa Rag Soomaaliyeed Lacag ku bixineysaa Sidii Ay Soomaaliya Qas Siyaasaded ay ugu Sameyn lahaayeen Arinkaas” Dowlad Madax’banan oo u dulqaadan lahayd ma jirto” Waxayna ka soo Hor’jeeda Sharciga aduunka (international Law,
HAKADKA XIRIRKA SIYAASADED SOMALIA)suspends diplomatic Relations With Emirates) Waxaaan Aaminsahay in Soomaaliya Ku Gacan Sareeyn karto hadii Turubka siyaasaded Ay sifican u Ciyaarto Soomaliya’Fara’galin Siyaasaded imaan meeyso’ Tani Waxay Fursad u tahay dhamaan Dadka Soomaaliyeed Ganacsadada Bayada,
Waxaan Rajeeynaaya in Dowlada soomaaliya ay qaadato Go’aan Geesinomo Leh” Waxaan aaminsanahay inaan arinkaan Ku guuleeysan Karno Waayo Waxay ayaga ay naga doonayan baa badan Wax aan anaga Ka heleeyno’ Hakad iyo jarid Xirir isku’Mid ma Aha Sida ku Cad Sharciga Aduunka,
SOOMAALIDA WAXAY KU MAAH’MAAHDA,” QANIINYO”QANIINYO BAAA KAA FUJISO
Æhměđ Ýăřôw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.