Ciidamada NISA oo La Wareegay guriga Cabdi Qaybdiid baaritaana kawado

qaybdiid

Ciidamo Nabad sugida Dowlada Soomaliyeed ayaa gudaha u galay Guriga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Cabdi Qeybdiid, Ciidamada NISA ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey Guriga Cabdi Qeybdiid.

Lama oga ilaa iyo haatan sababaha rasmiga ah ee ka dambeeya howlgalkaasi ay qaadeen Ciidanka Nabadsugida, Balse dhawaan ayey ahayd markii Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen Guriga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ay Dowladdu Xabsi dhigtay.

Warakeena dambe kala socda warar Dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.