Dhageyso:Howlgalkii Hoyga Cabdi Qeybdiid oo la soo Afjaray iyo Cabdiqaybdiid oo saxaafada Lahadlay

qaybdiid

Ciidamo aan haybtooda lasheegin ayaa maanta weeraray guriga Cabdi qaydiid ayadoo la ogayn ujeedka ay weerareen Gurigaas, Weerarka kadib Waxaa Shir Jaraa’id Qabtay Sanater Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, Waxa uuna Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Gurigiisa.

Cabdi qaybdiid ayaa sheegay in Ciidamo Hubaysan ay Gudaha Ugaleen Hooygiisa kadibna Halkaasi ay Ka sameenayaan Baaritaano, Waxa ayna soo Daadiyeen alaabtii Guriga Taalay Sidoo Kale Waxay Musqusha ku jebiyeen Xaaskayga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.