Daawo+Sawiro=Axmed Madoobe oo burbur aan caadi ahayn ku wada Guryaha Shacabka Jubbaland iyo Jirdil loo gaystay Caruur iyo Haween
Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Juubaland intii mudo ah kawaday Buruburinta,dhaca, jirdilka shacabka Kismaayo […]