Wariye Shaashaa oo Maalintii Shanaad u Xiran Madaxda Hirshabeele

shaasha

Wariye Cabdi Shakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm ee Magaalada Jowhar  ayaa  Maalintii  Shanaad u  Xiran Madaxada ugu sareysa Maamulka Hirshabeele.

Wariye Dulmi Diid Shaashaa ayaanan la cadayn sababaha  loo xiray  ilaa iyo hadan lama keenin maxkamad Madaxtooyada Hirshabeele oo la waydiiyey cida soo xiran tahay wariyaha ayaa  sheegay inaysan soo xiran , waxaa isi soo taraya codsi ka imaanaya xubnaha Baarlamaanka iyo Bulshada  Hirshabeele oo lagu dalbanaayo in si dag daga loo siidaayo.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.