Akhriso Kala qaybinta Axmed Madoobe ku hayo dhalinyarada Jubbaland W/Q Axmed Isaxaaq Nuur

axmed madoobe

Waxa isi soo tarayo Faquuqa iyo isir safeynta uu  kawado Axmed madoobe  dhalinyarada asal ahaan ka soo jeeda Gobolka gedo wax shaqo ah kama helan mamulka jubaland halka ay kuwa ka imado kililka shanaad iyo waqooyi bari kenya oo waligod arag kismayo u shaqo tagaan iyagoo Axmed madoobe  sii mahuumada.

Waxa caadi is ka noqotay tan iyo intii Axmed madoobe xooga ku qabsaday kismayo aflagaadada dilka handadaada  dhac hantidooda loo gaysto beelaha kale ee daga kismaayo waxaan dulmigaas ka masuula  Axmed madobe  Madaama asagu yahay Qareenka,dambi baraha,shaqo bixiyaha, kan wax xira iyo kan loo dacwoodo.

Waxana tusaale yar u soo qadanaya wiil dhalin yaro ah oo magaciisa ka gaabsaday sababo laxariiro amankisa awged uu no shegay in uu ka shaqeyn jirey dekedda kismaayo uu subax subax yada ka mida asago usoo shaqo tagay nolol maalmeedkiisa cadiga ahaa uu u yimid wiil dhalin yaro ah una sheegay iney manta ugu dambeyso shaqadisa uuna donayo inu kala wareego oo asaga uu qabanayo shaqada kuna warejiyo waxan weydiyay yaka dambeyay inan ka tago shaqada maxan kuwayay ii sheg saxiib oo laygu kaa badalaya ayan waydiyay ayuu yiri wuxuu ii shegay in shaqadan asaga bil ka hor asago joogo magalada Garissa ee dalka kenya loo sheegay inu imado shaqo lo hayo hadana uu 11 maalin joogo magaalada wax intas dheerna ima sheegin ayuu yiri wuxuuna ishegay waligiis in uusan iman dalka somaliya safarkiisi ugu horeyay uu yahay shaqadii ayan tusay wana ka tagay ninki noo ahaa mamulaha ayan isna weydiyay wuxu saan igu galay wuxuna ii sheegay inan shaqadiisa kaso bixi wayay.Oo uu marmarsiyo ii ga dhigay.

Mahan wiilkan oo kaliya ee waxa sidaas loga qaday shaqoyinkodi dhaliyaro badan oo jubalad u dhashay oo shaqoyinkodi loga qaday kuwo laga keenay itobia iyo kenya waxa is waydiin leh halka uu ku dambeyn doono hamiga dhalinyaro badan oo jubaland u dhashay oo dalka wax ku bartay oo shaqo la,aan baah san hayso Axmed madoobe uu madaxwene u yahay oo ah shaqsi qabyalad iyo nin tooxsi badan dhaliyaradiina kala dilay waxana tusale u ah dhaliyaradi  ciyaatoyda  ee koobka  qaaday sidii uu uga so tagay muqdisho qar kamid ah halka uu so qaday kuwii kale,  ma nin sportigii qabyaladeyay ayan uga fadhina cadaalad waxa intaas ku eg qeybti koowad ee an uga had leynay dhibatada dhaliyarada jubalanad loo geysto.

W/Q Axmed Isaxaaq Nuur

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.