labo Wafti oo ka socda Jubaland iyo Dowlad federalka ayaa soo gaaray Doolow”Sawiro”.

juxaa

Waxaa Magaalada Garoonka Mgaalada Doolow ee gobolka Gedo Soo gaaray Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha gudaha soomaliya Cabdi farax Siciid Juxaa,wasiiro kuxigeen iyo xildhibaano dhanka kale waxaa magaalada Doolow soo gaaray Wafti uu hogaaminaayo Madexwayne ku Xigeenka Kowaad jubaland maxamuud Sayid Aden.

Waftigaan ayaa Ku wajahaan Magaalada Balad xaawo si ay usoo ogaadaan dulaankii qaawanaa ee ay Ciidamada Kenya kusoo qaadeen Degmada baladxaawo.

Warakeena dambe warar Dheeraad ah kala socda.
sayid

sayid

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.