Daawo:Alshabab oo dab qabadsiiyey saldhigii Booliska Ijara ee waqooyi bari Kenya

shabab

Xarakada Al-shabaab ayaa Weerar ku qaaday deegaanka Ijara ee ka tirsan Gaarisa ee waqooyiga Bari Kenya Kooda alshabab ayaa waxay geeysteen qasaro dhismo sida saldhigii Biilisska Ijaara iyo Xaruntii isgaarsiinta Magaladaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.