Daawo:Madaxwayne Muuse Biixi iyo wasiirkiisa Awqaafta oo isku af dhaafay Munaasabada 2018

muuse

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Soomaliland Shiiq khaliil Cabdulaahi Axmed waxuu uga digay inay sameeyaan dabaal dagyo ay kuxusayaan sanad guurada Sanadka Cusub 2018 waxuuna mamnuucay laga bilaabo markii lagaro shansaac Habaynimo aan hotdheelada lagu qaban Karin dabal daga sanadka.

Dhan kale Madaxwaynaha Soomaliland Muuse biixi Cabdi waxuu soo saaray dhambaal hambalyo ah oo uu shacabka Soomaliland uGu hambalyeynayo shacabka Soomaliland labadaan hadal ayaa ah kuwa iska hor imaanaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.