Daawo+Sawiro=Axmed Madoobe oo burbur aan caadi ahayn ku wada Guryaha Shacabka Jubbaland iyo Jirdil loo gaystay Caruur iyo Haween

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Juubaland intii mudo ah kawaday Buruburinta,dhaca, jirdilka shacabka Kismaayo asagoo boob aan caadi ahayn ku haya hantida shacabka Juubaland.

Dhacdadii uGu dambeysey ayaa waxay ka dhacday manta Kismaayo waxaana laburuburiyey guryihii qoysas tabar daran waxayna askarta Axmed madoobe jirdil u gaysteen caruur iyo haween dadkaan oo saaxafada u yeerataya ayaa waxaa looga digay warbaahinta ka hawl gasha Kismaayo inaysan duubi Karin kana hadli Karin Burburka iyo barakicinta lagu hayo shacabka Kismaayo.

Hantida Laburburiyey ayaa waxaa inta badan leh beesha uu kazoo jeedo Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud sayid aadan.

ksim

kismayo

kismaayo

ksimaayo

ksiamayo

kismayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.