Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland oo Qado Sharaf Usameeyey Cayaartooyda Jubaland

lugahdeere

Madaxwayne kuxigeenka labaad ee jubbaland Suldaan lugo dheere ayaa qado sharaf u sameeyey xulka kubada Cagta ee jubbaland, xulkaan ayaa ku guulaystay koobka maamul goboleedyada Soomaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

7 xubnood oo kamida Xulka kubada Cagta jubbaland oo kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa waxaa looga soo tagay Magaalada muqdisho taas oo ceeb ku noqotay Maamulka Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.