Wasiirka Qorshaynta Somaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Garoowe

jamaal

Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland lagu soo dhaweeyey wafti uu hogaaminaayey wasiirka Qorshaynta Soomaliya Jamaal Maxamed xasan iyo wafuud kale waftigaan aya kasoo kicitimay magaalada Muqdisho ayaa waxay Madaxda Puntland kala hadlaayaan arimo Horumarinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.