Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

kismayo.gedo

XOG: Maxaa kasoo Baxay kulankii Dhinacyada Beesha Sade ku Dhexmaray Maanta Magaalada Kismaayo.

19th May 2016 Mohamed Abdi 1

Kulankii Galbta ilaa Caawa Magaalada Kismaayo uga socday Beesha Sade, ayaa waxaa uu kusoo dhamaatay Natiijo la’ aan. Kulanka ayey dhinacyadii ka qeybgalay Waxay ku […]

XOG: Dhaca iyo Boobka Lagu haayo Dhulalka Beesha Sade ee Kismaayo oo si Xawli ah ku socda Maalmahaan.

19th May 2016 Mohamed Abdi 0

Magaalada Kismaayo waxaa ka soconaya wali boobkii lagu hayay Dhulalka Beesha Sade ee Magaaladaasi ku yaala, iyadoo cabashooyin soo gaaraya Gedo Times ay ku xaqiijiyeen […]

Degdeg: Beesha Sade oo kulan Muhiim ah Iminka Kismaayo ku leh iyo Wasiir Aw-libaax oo lagu wado in uu iscasilo.

19th May 2016 Mohamed Abdi 1

Magaalada Kismaayo wuxuu hada julan xaasaasi ah uga socdaa waxgaradka , SIyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Beesha Sade ee Magaaladaasi ku dhaqan. KUlanka waxaa madal joog […]

jubba

Akhriso: Magacyada. Qabiilada iyo Wasaaradaha ay kala Hayaan Wasiirada shalay la magacabaay ee Jubbaland.

19th May 2016 Mohamed Abdi 0

Akhristayaasha Gedo Times waxaan u soo gudbineynaa Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Wasiirada uu shalay Galinkii Dambe Magacaabay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam […]

kis

Daawo: Kulan Kismaayo ka dhacay oo lagu taageeray Maxamuud Sayid looguna Mahad Celiyey Janaraal Fartaag.

18th May 2016 Mohamed Abdi 1

Kulan Balaaran oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano, SIyaasiyiin waxgarad iyo qeybhaa kala duwan ee Bulshada re ismaayo laguna taagerayay Maxamuud Sayid Aadan oo loo magacaabay […]

Daawo:Munaasabad soo dhaweyn oo loo sameeyay Maxamuud Sayid Aadan Baardheere

18th May 2016 admin 0

Waxaa isoo taraya taageerada madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland Maxamuud sayid Aadan kuwaas oo kadhacaya meelo kala duwan sida Kismaayo.Nairobi,Baardheere,B/xaawo,Luuq iyadoo la filaayo kuwa kalana inay […]

OGEYSIIS: Munaasabad Dhaqaale loogu Uruurinaayo Isbitaalka Degmada Baardheere oo ka dhici Doonta Birmingham UK.

18th May 2016 admin 0

Iyadoo burbur aad u balaaran uu ka jiro isbitaalka weyn ee Degmada Baardheere ayaa waxaa dhawaan dalka UK ka dhici doonta Munaasabad dhaqaale loogu uruurinaayo […]

Daawo: Dibad Bax lagu Taageeraayo Magacaabidda Maxamuud Sayid oo ka dhacday Magaalada Garbaharay.

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

banaanbax balaaran islamarkaasna lagu taageerayo madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamulka jubaland mudane maxamuud seyid aadan iyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka juboland janaraal […]

Daawo Video: Dibadbaxyo iyo munaasabado lagu taageeray Maxamuud Sayid Aadan oo Gobalka Gedo ka dhacay

18th May 2016 admin 0

Ciidamada Amisom oo Shacab ku Laayey Buula Mareer

17th May 2016 admin 0

Ciidamada amisom ayaa dad shacab ah ku laayey Buula mareer mana ahan markii uGu horeysey oo shacab sidaan oo kale uGu laayeen. dilalka ay geesteen […]

Daawo:Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee daga Gobalada Jubooyinka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

16th May 2016 admin 0
sayid

KISMAAYO Munaasibad lagu maga caabayay madaxweyne ku xigeenka cusub ee jubbaland

15th May 2016 admin 0

Hambalyo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan

15th May 2016 admin 1

Maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta Gedotimes.com waxay Hambalyo udirayaan Madaxwayne Kuxigeenka Maamul goboleedka Jubbaland oo Loo magacaabey Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan waxaan u rajeynaynaa Madaxwayne kuxigeenka kii […]

Akhriso: Digreetadii lagu Magacaabay Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland.

15th May 2016 Mohamed Abdi 0

Shabakadda Gedo Times ayaa Heshay Digreetada Rasmiga ah ee lagu Magacaabay Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland kuwaa soo lo kala Magacaabay Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdulqaadir Lugadheere. […]

wabi

Daawo: Wabiga Jubba oo ku fatahay Degmada Doolow iyo meelaha Kuhareeraysan

14th May 2016 admin 0

Degmada Doolow iyo meelaha Ku hareereysan ayaa waxaa ku fatahay wabiga Jubba kasoo qasaaro ugaystey guryihii iyo dalagyadii shacabka beerteen taasi dhib wayn ku haysa […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes