Hambalyo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan

Maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta Gedotimes.com waxay Hambalyo udirayaan Madaxwayne Kuxigeenka Maamul goboleedka Jubbaland oo Loo magacaabey Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan waxaan u rajeynaynaa Madaxwayne kuxigeenka kii shaqadiisa guta ilaahayna ha u sahlo hawlaha horyaal oo ah kuwa adagan.

Shacabka Jubbalandna waa inay gacanku siiyaan madaxwayne kuxigeenka sidii uu gudan lahaa shaqada adag ee hortaala, waa in lasaxo haduu qaldamo sabatoo ah fari fool ma dhaqdey dhahdaa Soomalida.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.