Akhriso: Digreetadii lagu Magacaabay Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland.

Shabakadda Gedo Times ayaa Heshay Digreetada Rasmiga ah ee lagu Magacaabay Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland kuwaa soo lo kala Magacaabay Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdulqaadir Lugadheere.

Hadaba Hoos ka Akhriso Qaab Qoraalka Digreetada uu Axmed Madoobe ku Magacaabay madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland.

 

digreeto2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.