Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by Mohamed Abdi

madoobe

XOG: Axmed Madoobe oo balan qaad uga baxay Ree Gedo.

11th January 2018 Mohamed Abdi 0

Sanadkii hore waxaa jiray balan qaad uu hogaamiye Axmed Madoobe u sameeyey gabadhaha gacanta ku haya dib u hawl-galinta Isbitaalkii Gobolka Gedo ee hadda loobixiyay […]

Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Somaaliya oo Cabudwaaq ku wajahan.

11th January 2018 Mohamed Abdi 0

Magaalada Cabudwaaq ee bartamaha Somalia waxaa ku wajahan wafdi balaran oo isugu jira Xildhibaano Fadaral ah , Xildhibaano heer Galmudug ah iyo la taliyaha Madaxweynaha […]

xeeriliyaha

TOP News: Soomaaliya oo ay kabilaabatay Nidaamka Sareynta Sharciga.

18th December 2017 Mohamed Abdi 0

Kudhawaad sodon sano oo Soomaaliya aysan kajirin nidaam iyo kala dambeyn ayey dowladda Soomaaliya waxa ay bilowday hanaanka sareynta sharciga, iyadoo cidkastoo sharciga ku xadgudubta […]

XOG: Dowladda Soomaaliya oo Fashilisay Qorshihii Imaaraatka Carabta, la damacsaneyd Soomaaliya.

18th December 2017 Mohamed Abdi 0

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay qabato gacantane kusoo dhigto Shakhsiyaad ku mashquulsanaa Duminta Dowladnimada soomaaliya, kuwaas oo shisheeye kasoo qaatay shilimaad qarankoodane u […]

No Image

TOP News: Soomaaliya oo sii hagaajisay Xiriirka Dibadda ee ay la leedahay dalalka caalamka.

12th December 2017 Mohamed Abdi 0

Dowladda Soomaaliya oo Xiriirka Dibadda wanaajintiisa Xoogga saareysay ayaa talaabooyin muquda oo dhianca hormarka ah ka soo hoyisay Dalalka Soomaaliya Xiriirka la leh kuwaas oo […]

farmajo

TOP News: 15Kambani oo Madaxweyne Farmaajo ka codsaday in ay Dalka maalgashi ku sameeyaan.

11th December 2017 Mohamed Abdi 0

Dowladda soomaaliya oo ku talaabsaneysay hormarro kala duwan tan iyo markii ay hogaanka dalka wareegeen team dhalinyaro ah oo daacad ay ka tahay Dowladnimada soomaaliya […]

No Image

Top News: Maamulka Degmada Baledxaawo oo lagu eedeeyey inuu lunsaday lacagihii Gurmadka Abaaraha.

25th February 2017 Mohamed Abdi 0

Xilli Meel adag ay mareyso xaaladaha abaareed ee kajira dalka Soomaaliya, ayaa waxaa Gudigga Gurmad abaaraha ee heer qaran ay maamul goboleedyada gaarsiiyeen lacago loogu […]

far

TOP News: Yaa ugu mudan inuu Noqdo Raisal Wasaaaha Dalka, Yaase ugu cadcad ilaa iyo hadda.”Akhriso”

17th February 2017 Mohamed Abdi 0

Iyadoo shalay un uu Xilka Madaxweynenimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya si rasmi ah ula wareegay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa waxaa aad […]

XOG: Olale Lagu Ridaayo Maamulka Jubbaland , oo ay Wadaan Siyaasiyiin caan ah oo ka socota Nairobi.~Akhriso~

29th January 2017 Mohamed Abdi 0

Waxaa Meel Xaasaasi ah Maraya Qorshe Shakhsiyaad doonaya in ay Siyaasadda Jubbaland Qas horleh ka dhex abuuraan ay kawadaan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, Kuwaas […]

bbc

XOG BBC-da oo Diiday in ay Wareysi ka qaado Shakhsiyaad Jawaab ka bixin lahaa Gafkii uu Gudoomiye Xayd u geystay Gabdho Soomaaliyeed.

18th January 2017 Mohamed Abdi 1

BBC Somali oo ah hay’ad warbaahineed oo ay leedahay Dowladda Ingiriiska ayaa dadka badankii ay ujeediyaan dhaliilo la xiriira dhinaca shaqadooda, wallow lagayaabo qeybta soomaalida […]

​Maamulka Gobolka Gedo oo Bogaadiyey Mashaariicda Horomarinta ee ka soconaya  degmada Baardheere(Sawwiro+Dhageyso)

14th January 2017 Mohamed Abdi 0

11kii bishan 2017,ayaa Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo iyo midka degmada Baardheere waxay booqdeen mashaariicda Horomarinta iyo dib u dhiska ee bilahii u dambeeyey […]

Daawo Sawirada: Beesha Reer Amiir Nuur oo Qaadacday Maamulka Cusub ee G/harey Lo Magacabay Baaqna u dirtay Madaxda jubland iyo Dowlada Faderaalka .

4th January 2017 Mohamed Abdi 0

Kulan Ay Magaalada Muqdisho Ku yesheen Beesha Reer Amiir nuur oo ka mid ah Belaha Marexaan ee Dego Gobalada Jubland ayaa waxa ay kaga hadleen […]

Qaar ka mid ah Belaha Dego Gobalka Gedo oo Ka Cabanayo Madaxwenyne Ku Xigenka Jubaland

25th December 2016 Mohamed Abdi 0

Iyadoo dhawaan Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee maamulka Jubaland uu soo magacaabey Maamul ay yeelanayaan degmooyinka gobolka Gedo Kaas oo buuq iyo khilaaf xoogan soo kala […]

cali

Maqaal: Maxay yihiin Astaamaha Muujinaya Guusha Musharax Farmaajo? W/Q Cali Somali.

24th December 2016 Mohamed Abdi 0

Olalaha Doorashada ee Soomaaliya ayaa heer gabogabo ah maraya, waxaana Casimadda Muqdisho kusoo qulqulayay waayadii dambe Musharixiin u hanqaltaagaya Qabashada xilka dalka ugu saeeya ee […]

maqa

Maqaal: “Ileen Madaxweyne Kuxigeenadu waa Manxiisayaal Aroos” W/Q : Shaafici Cafaash.

15th December 2016 Mohamed Abdi 0

Marka aad eegto Cinwaanka Qormada Durba waxaa maskaxda kusoo dhacayaa waa ayo cida laga hadlaayo ee Cinwaanka Noocaas ah loo baxshay, balse inta aadan bari […]

Posts navigation

1 2 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes