Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

Waalid ku sugan Magaalada Baardheere oo Dalbanaya in loo Caawiyo Wiil Xanuunsan muddo ka badan ilaa 20 sanno“SAWIRRO+DHAGEYSO”

31st May 2016 admin 0

C/raxmaan Hure Diiriye waa Ehelka Wiilka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Cawil Axmed Diiriye oo ah Wiil xanuunsan oo curyaan ka ah Lugaha,Gacmaha iyo Hadalka muddo […]

Madaxweynihii hore ee Somaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa gaaray magaalada Nairobi

31st May 2016 admin 0

Shahaadooying iyo abaalgudyo lagudoonsiiyey Ardeyda Iskuulka Baladul Aamin Bardheere

31st May 2016 admin 2

Dusiga Hoose dhexe ee Baladul Aamin Baardheere ayaa adeyda gudoosiiyey shaadooyin, dhar,buug,kabo iyo qalabkale oo ay mutaysteen ardayada wax kabarata Baladul Aamin Baardhere. Macalimiinta iyo […]

isbitaal

XOG: Shacabka ree Baledxaawo oo uu faraba’an ku haayo Cudurka Kaduudiyaha.

31st May 2016 admin 0

Iyadoo deegaano badan oo ka tirsan dhulka soomaalida uu ka dilaacay cudurka kaduudiyaha ayaa deegaanada qaar wuxuu ku hayaa faro ba’an. Degmada Baledxaawo ee gobolka […]

Wada hadallada Somalia iyo Somaliland oo ka furmaya Turkiga

31st May 2016 admin 0

Maanta oo ah Talaado ayaa lagu wadaa in galinka dambe ay wada-hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ay dib Turkiga uga furmaan halkaasoo ay uga qeyb galayaan […]

Dhageyso+Sawirro” Dadka Qaba Cudurka TBda oo ku soo Badanaya degmada Baardheere

31st May 2016 admin 0

Waxaa marba marka dambeysa sii kordhaya tirada dadka la liita Cudurka Qaaxada ee daawooyinka u soo doonanaya Xarun Caafimaad ee ku taala gudaha magaalada Baardheere,taasi […]

Wasaaradda Tamarta oo u jeedisay shirkadaha korontada dalka in qiimo dhimis ay sameeyaan

31st May 2016 admin 0

Wasiiru dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Kheyraatka Biyaha Sahro C/qaadir ayaa maanta kormeer ku tegtay xarunta shirkadda Korontada BECO oo ahayd xarunti hore ee Wakaaladda xoogga […]

dowlada

Shirkii horumarinta kalluumeysiga dalka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

31st May 2016 admin 0

Shirki horumarinta kalluumeysiga ee dowladda Federaalka iyo maamulgoboleedyada dalka uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho. Shirka oo socday muddo sadex maalmood ah […]

Jeylani Husen Yusuf: C. I .D, Ma Danbi Baaris baa mise Danbin Dhaafid!

31st May 2016 Mohamed Abdi 0

Ehel walbo oo Muqdisho loga dilo qof ka mid ah Eheladiisa Waxaa La geyaa Meydkiisa Xarunta Danbi Baaris ee Marka La soo Gaabiyo lo Yaqaano […]

Barnaamij Gaar ah: Munaasibada Soo dhawaynta M/kuxigeenka Maxamuud Sayid JUBALAND (london)

31st May 2016 admin 0

Waxaa magaalada London ee wadanka UK lagu qabatey xaflad ay kasoo qayb galeen Jaaliyadaha kasoo jeeda Jubbaland, laguna taageerayey Madaxwayne Kuxigeenkakowaad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan […]

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuun Geeridii ku Timid Hooyo Xabiibo Cismaan Cabdi

31st May 2016 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Uk ee kasoo jeeda Jubooyinka iyo  Galgaduud  Waxay ka  tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u […]

muqdisho

Dhageyso: Maqaamka siyaasadeed ee magaalada Muqdisho

31st May 2016 admin 0

MUQDISHO — Hoggaamiyayaasha dawladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa maalintii labaad ku shiraya magaalada Muqdishu iyaga oo isku dayaya inay isla meeldhigaan faahfaahinta qaabka ay doorashadu […]

Warbixin: Barakac ka socda magaalada Fallujah

31st May 2016 admin 0

FALLUJAH — Qoysaska ayaa ka qaxaya magaalada Fallujah ee dalka Ciraq, ayada oo dagaalyahanada kooxda Daacish ay ku qasbayaan inay guryahooda ka baxaan. “Waxaan isku daynay […]

DAAWO: Xukunka maxkamadda ee dadkii lagu helay qaraxii diyaaradda Daallo

31st May 2016 admin 1

Mashaariic hormarmarineed oo laga hirgaliyay degmada Waajid

31st May 2016 admin 0

Mashaariic hormarmarineed oo Dawlada UK ay ka fulisay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta xarigga laga jeray Degmada Waajid waxaey ka mid atahay gobolka […]

Posts navigation

1 2 … 35 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes